Garyaqaanka guud ee Somaliland oo ka hadlay arinta kootada haweenka iyo dadka la hayb sooco

Garyaqaanka guud ee Somaliland waxa maanta kulan la qaatey odayaal, waxgarad, aqoonyahan iyo xildhibaano u sharaxan doorashooyinka soo socda ee Somaliland kuwaasi oo ka socday beelaha laga tirada badan yahay ee ku dhaqan gudaha Somaliland hase yeeshee dulucda kulankan oo daaranaa sidii beelahaasi u heli lahaayeen kootada ay mudooyinkii ugu danbeeyey ay ka cabanyeen haweenka Somaliland.