Garyaqaanka Guud ee Xukuumadda ayaa qaybgalay dood cilmiyeedka shirka (pannel discussion), ee Madasha Shirweynaha Qaran ee Xal u helidda Shilalka Gaadiidka Somaliland

Garyaqaanka Guud ee Xukuumadda ayaa qaybgalay dood cilmiyeedka shirka (pannel discussion), ee Madasha Shirweynaha Qaran ee Xal u helidda Shilalka Gaadiidka Somaliland.

Mawduuca dood-cilmiyeedkaasi oo ahaa:

"...Sababta ay xoojinta Siyaasadaha iyo Xeerarka Nabadgalyada Waddooyinka ay u tahay mudnaan Qaran oo horumarineed..."