
Garyaqaanka Guud ee Xukuumadda ayaa qaybgalay dood cilmiyeedka shirka (pannel discussion), ee Madasha Shirweynaha Qaran ee Xal u helidda Shilalka Gaadiidka Somaliland
Garyaqaanka Guud ee Xukuumadda ayaa qaybgalay dood cilmiyeedka shirka (pannel discussion), ee Madasha Shirweynaha Qaran ee Xal u helidda Shilalka Gaadiidka Somaliland.Mawduuca dood-cilmiyeedkaasi oo ahaa:
"...Sababta ay xoojinta Siyaasadaha iyo Xeerarka Nabadgalyada Waddooyinka ay u tahay mudnaan Qaran oo horumarineed..."
